Waa app ku cusub gayiga Somaliland oo hab casri ah aad ku sarifan karto lacagta Dollar kuna badan karto Shilling somaliland
Yoolkayagu waa Adeegyo Tayo Sare leh, si aan ugu fudaydino macaamiisha inay si fudud ku heli karaan sarifka lacagaha iyagoo gurigooda ama goobtooda shaqo jooga
Sumad gaara
-Adeeg hufan
- Hormar joogto ah .
- Shaqaale Daacad ah